Waxaa Saaka Xafiiska Beeraha DDS ka furmay Tabarbarka dib u-habaynta KPI( Key Performance Indicators) iyo nidaamka diyaarinta...
Waxaa Degmada Tuli Guleed Ka Qabsoomay booqosho beeralay( Field day) uu soo Agaasimay Mashruuca Horumarinta Silsilada Qabadinka...
Kooxaha Tageerada Wareega ee Fidinta Beeraha ayaa booqday Dallaga Daafida (ጤፍ-Tef)oo aad uga baxa Degmada Qarsadula ee...
Kooxaha Taageerada Wareega ee Fidinta Beeraha Gobalada Jarar, Qoraxay, Shabeele, Afdheer, Liibaan Erar iyo Nogob. Ayaa ku...
Kusimaha madaxa xafiiska beeraha, Mudane Axmed Maxamed (Kayd), ayaa furay tababar ku saabsan maaraynta Lunka dalagga ee...
Waxaa saaka ka qabsoomay Xafiiska Beeraha DDS Shirka Guddiga Maaraynta XafiiskaShirkan ayaa waxaa Guddoominayay Kusimaha Wasiirka Xafiiska...
Wasiir Ku-xigeenka Xafiiska Beeraha DDS, Mudane Xasan maxamud liban, ayaa furay tababar ku saabsan wax-soo-saarka iyo maaraynta...
Gudiga sare ee hagista mashruuca PACT ayaa yeeshay kulan ay ku qiimaynayaan waxqabadka mashruuca ee 2018-kii iyo...
Kulan diiradda lagu saarayay xoojinta guddiyada farsamada ee barnaamijka Damaanadqaadka Cuntada heer Deegaan iyo iskudubbaridka wada shaqaynta...
